November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Somaliya oo jawaab ka bixisay go’aankii maxkamada badda

Dawlada Somaliya ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay gaartey  maxkamada u fadhida dacwqda badda ee Kiiniya rabto inay Ka boobto  shacabka Somaliyeed. Shalay ayay Kiiniya u kaadi badisay maxjamadi markii ay Laba bold ugu dartey dacwada hadalka.



p style=”text-align: justify;”>Maxkamada ayaa sheegtay inay Ka xun tahay ogeysiiska Deg dega xilli la joogey kaga doodi dacwada go’aanka a la dhiibo.



afiirka Somaliya ee Yurub ayaa sheegay in dawlada Somaliya oo dhaweynayso dib u dhigida labada bilooda uuna rajaynayo in Kiiniya ku qanacsan tahay maadaama ay dalbatey hal sano in loogu daro.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS