Somaliya oo joojisay daawada cudurka nafaqo xumada ee TB. Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Fawsiyo Abuukar Nuur ayaa waxa ay sheegtay in cudurka TP-da uu si weyn fara ba’an ugu hayo dadka Soomaaliyeed ee bukaanka u ah.
“TP-da waa cudurada ugu badan ee Soomaalida aadka u saameeya, waxaa naga kaalmeeya dawadooda, bukaanada dawooyinka la siiyo ee cudurkan waa daawo lacag la’aan ah, laakiin Soomaaliya waxaa ka jira dawooyin aan sax aheyn oo dalka la soo geliyo, Soomaaliya cudurkan aad ayuu u hayaa”. Ayay tiri wasiirka caafimaadka.
Wasiirka caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya Marwo Fawsiyo Abuukar Nuur ayaa waxa ay ka mid aheyd wafdiga Soomaaliya uga qeyb galay shirka golaha guud ee QM oo arrimihii looga hadlay ay ka mid ahaayeen cudurada dhibaatooyinka kala duwan ku haya dadka ku nool geeska afrika.
Somaliya oo ah dal burburey ayaa waxa ka faaiideysa Somali soo iibsadey agendeyaalshisheeye oo caqiidooyin diineed iyo mid kalaba ku dhex faafiyay shacabka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay