Waxa xalay cod loogu qaaday xarunta sharaf dhacday ee qaramada midoobey in Ruushka laga eryo qaybta loogu magac daray xuquuqda aadanaha ee dalka ugu badan ee ku tunta uu yahay Maraykanka.”Waxa yaableh isla kii ugu badnaa ku tumashada xuquuqda aadanaha oo haddana dalkale isku dayaaya inuu ka tuuro xubinimada ayuu yiri Xuseen Warsame.
Somaliya iyo inta badan dhamaan wadamada Muslimka ayaa ama ka aamusay ama diideyba gebi ahaanba. Waxay muujinaysaa in Ruushka taageero badan ka haysto wadamada Muslimka iyo inta badan wadamada Eeshiya.
Wadamada taageerada weyn u ahya Ruushka ayaa waxa ku jira Shiinaha, Suuriya iyo Iiraan oo iyagu gebi ahaanba diidey iyo weliba dhamaan wadamadii ka tirsaa midowgii Soofiyeeti.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS