Shirkad laga leeyahay dalkaasi Swizerland ayaa lagu eedeeyay in ay qashinka naaftada ama naaftada gawaadhida inteeda sunta ah ee laga diidey ay u iibgeyso wadamada Afrika ee Somaliya ku jirto.
Naftadaas sunta ah ayaa kaga tagta hawada qiiq madow oo suna oo keeni kara cuduro badan. Somaliya oo dal burburey ah ayaa hogaanka dalku wuxuu u gacan gelay hogaamiyo qabiilo magacaan badan la baxay.
Maamul jufeedyadaas ayaan haysan wax awooda iyo cilmi ay kaga hortagaan suntan la keeno dalka waxayna ku mashquulsan yihiin sidii ay u iibin lahaayeen inta yar ee khayraada ee ku hadhay dalka.
Fiiri khariidada hoose wadamada ay sunta naaftadu qarisey
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS