X

Somaliya oo ku biirtey suuqa ganacsiga ee bariga iyo Koofurta Afrika: SAWIRO

Somaliya ayaa ku biirtey suuqa ganacsiga ee bariga iyo Koofurta Afrika. Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre oo qalinka ku duugey ku biirista ururkan ganacsi aya waxa ku amaaney madaxda ururkaas.


Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa dalkaasi Sambiya u jooga ka qayb galka wadamada ku bahoobey suuqa bariga iyo Koofurta Afrika oo iyaguna balan qaadey inay dalka ka caawiyeen sidey dib ugu soo noqon lahayd booskoodii hore.


Suuqa Bariga iyo Koofurta Afrika oo la’aasaasay sanadii 1994 ayaa dhiirri geliya koboca dhaqaalaha gobolka iyada oo loo marayo ganacsi iyo maal gashi, waxa ayna ku biiritaanka Soomaaliya kaabaysaa qorshayaasha lagu dardargelinayo koboca iyo horumarinta dhaqaalaha dalka.


C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.