X

Somaliya oo sheegtay in dhaqaale ka soo galay xirmooyin shidaal

Dawlada dhexe ee Somaliya ayaa sheegtay in dhaqaale markii ugu horeysay Ka soo galay xirmooyin shidaal oo ay leeyihiin shirkado waaweyn. Xirmooyinka dawladu Ka qaaday kirada ayaa waxa iska leh shirkadaha Maraykanka ee Exxon iyo Shell


Wasaarada Batroolka ayaa xaqiijisay in lacagtii ugu horeysaye ee kirada uu u soo xerooday wasaarada loona bixin doono heshiis Ku meelgaara oo ay la galeen maamul jufeedyada.


Lacagta Ka soo xerooday xirmooyinkaas ayuuu sheegay inay tahay 1.7milyan doolar oo uu ku sheegay inay dhan tahay muddooyinkii ay xirmooyinkaasi u xirnaayeen shirkadahaas. Lacagta kirada ayaa dhan mudo 30 sanno ah oo ay u xirnaayeen xirmooyinkaasi sida uu sheegay  wasiir ku xigeenka wasaarada.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.