Somaliya ayaa markii ugu horeysay martigelisay urur ay iyadu abuurkeeda waxweyn ku lahayd. Shirka madaxda IGAD ayaa si weyn u socda Muqdisho iyadoo soo dhaweynta madaxda si cajiiba loo sameeyay.
Waxa ilaa hadda soo degay madax badan oo ay ka mid yihiin raiisal wasaaraha Itoobiya iyo madaxweynaha Kiiniya oo si cajiiba loogu soo dhaweeyay Muqdisho.
Dabcan waxa xiran dhamaan meelaha laga soo galo caasimada iyadoo loo diidey in fursad la siiyo argagixisada shabaab iyadoo xilliyada noocana muujisa istus.
Kharashka ilaalinta madaxda ayaa waxa inta badan bixiyay wadamada Afrika waxayna madaxda Afrika muujisey in Somaliya martigelin karto shir ay iyagu leeyihiin.
Waxa si Cajiib ah Garoonka Muqdisho loogu soo dhoweeyey Madax kala duwan oo ka qeyb geleysa Shir Madaxdeedka Urur Goboleedka IGAD, waxana ka mid ah Raisul wasaaraha dowlada Itoobiya Haile Mariam desilgn, Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenya iyo Madaxkale.








C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![oKEY[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/oKEY1-300x136.jpg)
![uhu1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/uhu11-1024x576.jpg)
![uhu-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/uhu-11-300x169.jpg)
![uhu-1[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/09/uhu-11-1024x576.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay