12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Somaliya xor maaha ee ha isku tashato oo ha is xoreyso: Dr C/raxmaan Bayle

Somaliya xor maaha ee ha isku tashato oo ha is xoreyso waa hadalka wasiirka maaliyada ee dawlada Somaliya Dr C/raxmaan Bayle. Waxa sidoo kale wasiirku ka sheekeeyay sida Muqdisho ahayd.

 





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS