19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Soo dhaweyn balaadhan oo aan hore loo arag oo Awdal loogu sameeyay Maxamed Cali

Dhinaca kale waxa khasaare ka dhashay mid ka mida gawaadhidii soo dhawaynaysay oo shil galay halkaana la sheegay in ay jirto hal dhimasho iyo hal dhaawaca.

Xawliga gawaadhida iyo soo dhaweynta aadka u balaadhan ayaa keentay in mid ka mida gawaadhidu uu rogmado. Waxa dadka la hadlay xubnaha ka mida xisbiga Wadani.

Untitled-4[1]

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS