Soo galootigii Yuhuuda joogey ee ka yimi Afrika siiba Eritariya iyo Itoobiya ayaa dib u dejin loogu samaynayaa Yurub iyo Kanada. Waxa hadalkan sheegay raiisal wasaaraha Yuhuuda.
Maxkamad ku taal Yuhuuda ayaa joojisay duib u dejin soo galootigan logu samayn lahaa Afrika qaasatan Yugaandha iyo Ruwaanda. Wadamada Yurub ee iyagu qaadanaya soo galootigan ayaa waxa ka mida Jarmalka, iyo Talyaaniga.
Waxa ka jirey Yuhuuda banaanbaxyo maalinkasta lagu diidan yahay in soo galootigan laga saro dalka ayagoo Netanyahu ku eedeyay in midabkooda ku saarayo.
Yuhuuda ayaa dhisatey deyr weyn oo u dhexeeya ayaga iyo Masar kaas oo yareeyay soo galootiga. Lama sheegin inay Somali ku jiraan Afrikaanka jooga Yuhuuda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay