X

Soomaali markale dalka dib loogu soo celiyay: SAWIRO

Dawlada Somaliya ayaa markale dalka dib ugu soo celisay muwaadiniin Somaliyed oo ku xanibnaa dalka Hindiya. Dadka maanta lagu soo celiyay dalka ayaa tiradoodu gaarayso 128 qof.


Diyaaradan ayaa ka soo kacdey amagaalada Xeydarabaad ee dalkaasi Hindiya oo ay ku xanibnaayeen. Dadkan ayaa isugu jirey kuwo siyaabo kala duwan u tagey halkaasi kadibna sahaydii kaga go’day.

Dadkan la soo celiyay ayaa waxa ku jira tiro aad u farabadan oo Sucuudigu soo tarxiiley oo gaaraysa 520 halka 50 keliya ay sahaydii kaga go’day.


Soo celinta dadkaan ayaa waxa inta badan bixiyay lacagta dawlada Somaliya iyo diyaaradaha qaar oo ogolaadey in tigidhka noqodka la isticmaali karo.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.