28/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sooraan oo isku bedelay wariye iyo waraysi uu la yeeshay nin sheegay inuu jacayl la jiifo: Ila qosol+MUUQAAL

WP_20141106_002Hargeysa—Majaajilaystaha Sooraan ayaa isku bedelay wariye iyo waraysi xiisa leh oo uu la yeeshay nin sheegay inuu jacayl la jiifo. Maxaase kala qabsaday isaga iyo ninkaas jacaylka la jiifa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM