X

Sooraan oo isku bedelay wariye iyo waraysi uu la yeeshay nin sheegay inuu jacayl la jiifo: Ila qosol+MUUQAAL

Hargeysa—Majaajilaystaha Sooraan ayaa isku bedelay wariye iyo waraysi xiisa leh oo uu la yeeshay nin sheegay inuu jacayl la jiifo. Maxaase kala qabsaday isaga iyo ninkaas jacaylka la jiifa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.