X

Xisbiga Wadani oo ka qayliyay mooshin laga keenayo gudoomiyaha berito iyo muran la filayo+MUUQAAL

Hargeysa 14 Nov 2014–Xisbiga Wadani ayaa ka qayliyay mooshin la sheegay in berito laga keenayo gudoomiyaha oo isku haysta laba jago. Waxa jiray in marhore laga keenay mooshin sidana kadibna Hargeysa ku sigatay in laba daan u kala safato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.