X

Sow masaajidkuba aduu ahaa: Sheeko qosola oo Ubax Fahmo iyo Ikraan wadaan

Afar ayaa loo baneeyee iska Samir. Miyaan kuu waramay Ubaxeey ileyn nin I qabay wuu ii qariyay xaas todoba caruura leh ayuu leeyahay iimana sheegin. Ma odaygaaga ileen adba habeenka ayaad lahayd ana maalinta.



ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.