November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

SSC oo ciidamadooda heegan geliyay iyo taariikhda gobolada Woqooyi

Waraysi xiise leh iyo ciidamada Khaatumo oo heegan la geliyay iyo weliba taariikhda gobolada Woqooyi. Waa barnaamij lagu falanqayn doono booqashada Muuse Handaraab uu ku tagey Maraykan iyo arimo kale.






ARAABINEWS