Jabuuti 28 Nov 2014–Dawlada Sucuudiga ayaa u dhistey Jabuuti garoon caalami ah oo isugu jira nooc kasta oo ciyaaraha ah dalkaasi Jabuuti, garoonkan ayaa laga dhisay qaybta Balbala waxana faahfaahin ka bixiyay masuuliyiin ka tirsan Jabuuti halka madaxweynaha Jabuuti ka mahadceliyay.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay