Waxay ahayd bishii Oktoober ee sanadkii hore markii Sucuudigu amrey soo qabashada suxufi Jamaal Khasuuqi oo Turkiga u joogey inuu ka dhamaysto warqada guurka si uu u guursado jacaylkiisa u dhalatey dalkaasi Turkiga.
Waxase aanu ogeyn in loo soo direy 15 nin oo meydkiisa jarjara kadibna raaciya biyaha inta ay aashito ku shubin. Sida ay sheegeen sirdoonka Turkiga waxa meydkiisa la geeyay aqalka qunsulka.
Wahaabiyada Sucuudiga aya diidey inay qunsuliyada u furan sirdoonka dalkaasi Turkiga, waxana ay ogolaadeen 15 cisho kadib. Waxayna sheegeen in medkiisa ay qaadeen Turki.
Hadaba wasiirka godka la geliyay ee arimaha dibedda ayaa haddana leh ma ogin halka la geeyay meydka Jamaal Khasuuqi ayagoo markii horena lahaa waxa qaadey Turki.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS