12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Sucuudiga oo lacagtii ugu badneyd keenay Muqdisho kana faaiideysana fakhriga jira

Salafiga Sucuudiga oo ceebweyn ka raacdey takoorida Qadar ayaa lacagtii ugu badneyd keenay Muqdisho asagoo ka faaiideysana fakhriga jira. Laaluushkan xaaraanta ayuu hore u siiyaa kuwa faafiya caqiidada urur diimoodkooda Salafi/Wahaabi ee argagixisada shabaab biyaha u qaado dadkana ku gaalayso.





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS