X

Sucuudiga oo magacaabay ninkii isku qarxiyay masjidka rasuulkeena (csw) iyo Bakistaani la qabtey

Sucuudiga ayaa magacaabay ninkii isku qarxiyay masjidka rasuulkeena iyagoo dhinaca kale sheegay in ay qabteen 19 qof oo ay ku jiraan 12 Bakistaan u dhalatey.

Ninka isku qarxiyay masjidka rasuulkeena ayaa lagu magacaabaa Naer Muslim Xamad, waana 26 Jira ay sheegeen in lagu ogaa nin daroogiiste ah, taas oo uu kuu muujinaysa in argagixisadu adeegsato dadka noocaasa.

Sadex qof poo kale oo gaystey weerarkii Qaatif ayaa iyagana magacdooda la sheegay laakiin Sucuudiga ayaa intaa raaciyay in midkoodna wadan dhalasho Sacuudi ah.

Argagixisada ayaana sheegan weerarada noocana mana dhici karto qof diinleh iimaana  leh in uu weerar ku qaado masjidka rasuulkeena csw. Argagixisada ayaa ka cadhaysan Shiicada imanaysa xajka.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.