X

Sucuudiga oo markale bedelay sidey u xasuuqeen suxufi Jamaal iyo Erduqaan

Turkish President Recep Tayyip Erdogan delivers a speech during 28th Mukhtars (local administrators) meeting at the Presidential Complex in Ankara on October 19, 2016. / AFP / ADEM ALTAN (Photo credit should read ADEM ALTAN/AFP/Getty Images)

Sucuudiga ayaa markale bedelay sidey u xasuuqeen suxufi Jamaal Khasooqi oo ay markii hore shegeen inuu ka baxay qunsuliyada hadda ay daraad yiraheen wuxuu ku dhintey kadib markuu dagaal galay. Wahaabiyada ayaa ku fashilmey inay aduunka u sheegaan waxa dhacay.


Madaxweynaha Turkiga Erduqaan ayaa sheegay inuu beri oo Salaasa ah shaaca ka qaadi doono runta oo qaawan iyo sidii loo xasuuqey suxufi Jamaal.

Waxa welli Turkigu raadinaayaan meydka Jamaal Khasoooqi oo Wahaabiyada uu hogaamiyo Maxamed Salmaan diidan yahay inuu dadka tuso.


Dhinaca kale wadamada hoosta ka taageera Wahaabiyada Sucuudiga ayaa sheegay inayna qaadan karin sheegashada Sucuudiga.

Waxa la sugaaba waa warka Erduqaan ka soo saaro xasuuqa Jamaal Khasooqi. Wahaabiyada Sucuudiga ayaa aduunka Muslimka ku faafisa diin qaldan waxayna dagaal ku g=burburiyaan dalka faqiirka ah ee Yaman,.

Xasuuqa Jamaal ayaa aduunka oo dhan ka qaylisiisay.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.