07/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Axmed Cilmi (Fure) oo si weyn loogu soo dhaweeyay Boorama

Suldaan Axmed Cilmi (Fure) ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay Boorama. Suldaan Axmed ayaa dibedda ku maqnaa waxana si diiran u soo dhaweeyay dadweyne iyo cuqaal farabadan.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS