10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Cune oo farta ku fiiqey fashilka kabtan Muuse Biixi

Suldaan Cune ayaa farta ku fiiqey fashilka kabtan Muuse Biixi. Suldaanka ayaa is waydiiyay in Muuse mari karo wadadii looga bixi lahaa sicir bararka maamulka hadheeyay.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=raZFG7QzCI8[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS