12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Hargeysa kaga dhawaaqay deegaanka cusub ee beesha Gabooye leedahay

Suldaan Nadiif ayaa Hargeysa kaga dhawaaqay deegaanka cusub ee beesha Gabooye leedahay xilli usbuucii hore maamulka Somaliland uu weerar ku soo qaaday.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS