20/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar oo ku qanacsan cadaalada Muuse Biixi

Suldaan Ibrahim Jaamac Samatar ayaa marka hore tacsi u direy ehelada saraakiishii reer Awdal ee shirqoolka lagu diley. Isagoo ka sugaya Muuse Biixi ayuu sheegay waa raggii diley maxkamad la soo taagaa taas oo ka dhigan inuu ku kalsoon yahau cadaalada halja beel ee dilka gaysatay.

Ehelada laga xassuuqey labada sarkaal ayaa iyagu dalvadey in gacanta lii soo geliyo si loo mariyo waajibkooda, xaaladana loo dejiyo.





MaxamedcYuusuf

ARAABIBEWS