Suldaan ka soo jeeda beesha bariga Burco ayaa Siilaanyo u sheegay in uu dhex ka noqdo xisbiga oo aan u burburin isagu halka uu ku tilmaamay ficilada socda mid kalitalisnimo ah. Wuxuu kaloo u sheegay in iyaga beeshooda uuna ka sugin cod.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM