X

Musharaxii ugu horeeyay oo reer Awdala oo isku taaga jagada madaxweynaha xisbiga Kulmiye: ARAG

Sakariye Axmed Yuusuf waa musharaxii u horeeyay ee reer Awdal ee isku sharaxa jagada madaxweynenimo ee xisbiga Kumliye oo hadda musharaxiinta reer Awdal ay dhamaantood isku soo sharaxeen jagada madaxweyne ku xigeen kii soo baxa.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.