X

Suldaan ka soo jeeda bariga Burco oo Muuse Biixi u sheegay in ayna iyaga cod ka sugan

Suldaan ka soo jeeda beesha bariga Burco ayaa Siilaanyo u sheegay in uu dhex ka noqdo xisbiga oo aan u burburin isagu halka uu ku tilmaamay ficilada socda mid kalitalisnimo ah. Wuxuu kaloo u sheegay in iyaga beeshooda uuna ka sugin cod.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.