X

Suldaanka reer Awdal ee Abshir oo u jawaabay Faysal Waraabe iyo afhayeenka Puntland

Suldaanka reer Awdal ee Abshir ayaa laba fariimood u direy Faysal Waraabe iyo afhayeenka Puntland. Faysal Waraabe sowkii ina lahaa maaha i doorta walee waan siganay, isaga intaa u dhaafin maayo.



Afhayeenka Puntland waxaan leenahay Samaroon ma taqaanin, waxa la yiri haka dhalane dhexjoog. War cid na dhexjoogta nagu dhex dhiman meyso.

[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=AWT8Q8_ryPw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.