Suldaan reer Puntland ah ayaa fariin u direy reer Awdal sheegayna in dadka reer Puntland ee jooga Awdal ay magan u yihiin ee ay Faysal Waraabe u ahayn.
Muuse Biixi iyo Faysal Waraabe ayuu sheegay inay rabaan inay ku dhex dhuuntaan Samaroon oo adeegsadaan si dadka reer Puntland u waxyeeleeyaan.
Ma jirto colaad u dhaxaysa reer Puntland iyo reer Awdal aan ka ahayn wanaag.
https://www.facebook.com/WarbaahintaDawladaPuntland/videos/1794832960597475/
Hoos ka fiirso cuqdada uu rabo Faysal Waraabe inuu dhexdhigo AWdal iyo Puntland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=KsW-9_UDYYc[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay