18/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Saleebaan Cali oo Awdal lagu soo dhaweeyay sheegayna in uu xisbiga Wadani ku jirey

Suldaan Saleebaan Cali ayaa aad loogu soo dhaweeyay gobolka Awdal oo in muddo ah uu ka maqnaa saaxada odeynimada ayadoo uu si cad u sheegay in xisbiga dadka hayeen uu isna ku jirey.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS