Suldaan Saleebaan Cali ayaa ka hadlay dagaalkii Somaliland ku qaaday Tukaraq. Suldaanka guud ee beelaha Samaroon ayaa ka dareen celiyay dagaalka dhinaca kalana sheegay in Harti looga fican yahay laba dhinac u socodka.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7WTv8itB6-s[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay