November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaan Saleebaan oo C/raxmaan CIRO isku jufo yihiin oo sheegay in aanu u qalmin in la doorto

Suldaan Saleebaan oo ay gudoomiyaha xisdbiga Wadani isku jifo yihiin oo sheegay in aanu jeclayn C/raxmaan Ciro oo isla markaa aanu qalmin in loo doorto talada maamulka Hargeysa..wuxuuna si xun u sheegay in uu ku haboon yahay in cagta hoostiisa la geliyo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS