Suldaan Wabar ayaa soo direy fariin uu ka naxay Muuse Biixi sheegayna inuu ku maqnaa hawl, asagoo dhinaca kale sheegay inay hadda kadib soo diri doonaan fariimo joogta kuna wajahan waxa xiga.
Suldaan Wabar ayaa kacdoonkiisa hakiyay markii rag badan oo ka mida ay isku dhiibeen maamulka Somaliland.
Soo rogaal celinta Suldaan Wabar ayaa imaanaysa xilli Muuse Biixi dagal kula jiro Puntland.
[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ac7xYqmBB6Q[/embedyt]
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay