23/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suldaan Xiirey oo ku dhaartey in uu qarxin doono siro badan haddii la joojin waayo munaafaqnimada

Suldaan Xiirey ayaa afka furtey sheegayna in uu qarxin doono siro badan oo shacabka beesha dhexe been loogu sheego. Suldaanka oo ku qancey in salaadiinta raaadiyaan ictiraafka ayaa afka la goostey ayna goosteen kuwo munaafaqad ku shaqeeya wa sida uu sheegay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM