Boorama–Suldaanka beesha reer Maxamed (Samaroon) ayaa Siilaanyo ka codsaday in dadkii uu ka qixiyay deegaanka Siimoodi si deg dega loogu celiyo. Wuxuu sheegay in ujeedada raga gooni loogu xidhey ay tahay in ”ajaanib” la dejiyo. Ma sheegin suldaanku ajaanibta la dejiyay cida ay yihiin. Dhinaca kale wuxuu faray beesha uu suldaanka u yahay in ay usbuuc ku yimaadaan Boorama meelkasta ha joogeene.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay