November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Suldaanka guud ee beelaha Isaaq oo tabey Daahir Rayaale iyo wali adaa madaxweyne noo ah: Suldaan C/qaadir

Suldaanka guud ee beelaha Isaaq Suldaan C/qaadir ayaa a sheegay in Daahir Rayaale wali madaxweyne u yahay Woqooyiga (Somaliland). Suldaanka ayaan ka xun sida gobolku u burburey intii Daahir Rayaale xukunka uga degay Siilaanyo taas oo soo xasuusisey xilligii fiicnaa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM