X

Suldaanka Muuse Biixi oo diidey in uu qaabilo wefti Oromo ah xasuuqii Hawadaay

Suldaanka Muuse Biixi ayaa diidey in uu qaabilo wefti Oromo ah oo la sheegay in ay ka hadlayaan xasuuqii Hawadaay ayadoo buu yiri ayna soo marin dawlada federaalka, dawlada deegaanka Somalida iyo midka Somaliland.

 



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.