X

Suldaanka Muuse Biixi oo jawaab kulul siiyay Buurmadow oo yasay Boorama

Suldaan C/risaaq Koosaar ayaa jawaab kulul siiyay suldaanka Siilaanyo ee Buurmadow oo yasay Boorama sheegayna in aan magaaladaas la geyn shirka xisbiga Kulmiye oo haddii sidaas la yeelo uu xisbigu burburayo. Suldaankan Muuse Biixi ayaa sidoo kale u sheegay Buurmadow in hagbadii labadooda jufood dhanaatey.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.