X

Suldaanka Siilaanyo Buur madow oo soo faqay dhaliisha Muuse Biixi

Suldaanka Siilaanyo ee la yiraa Buur madow ayaa weeraray Muuse Biixi. Wuxuu yiri waxaad moodaa mucaaradkii inay aamusen markii aan taageeri weynay haddase waxaa mudan inaan sheegno dhaliisha Muuse Biixi.



Wuxuu ka xumaadey shidaalkii gobolka soo geli lahaa oo Muuse Biixi u xirey eheladiisa. Wuxuu intaas raaciyay in fanaaniintiina hadda ka aamuseen Muuse Biixi.


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.