X

Suldaankii Siilaanyo ee Buurmadow oo durba la sii daayay halka Niciima Qorane weli xiran tahay

Suldaankii Siilaanyo ee Buurmadow ayaa durba Muse Biixi ooda ka qaadey halka Niciima Qorane ay weli u xiran tahay uuna ku xukumey 3 sano oo xariga. Burmadow inadeerkii ayaa ah wasiirka gudaha kana mida Jeegaanta.



Dadweynaha Hargeysa ayaa ka caraysan arintan lana fili karo in kacdoon ka abuurmo. Kacdoonka ayaa si xooga uga socda baraha bulshadu ku kulanto ama afkaarta isku weydaarsato.



Niciima Qorane ayaa Muuse Bixixi u xirey inay Xamar tagtey kadibna wadanimo ka hadashay halka Buurmadow isna sidoo kale dalbadey in Muuse Biixi joojyo colaada belaha uu isku dirayo.

Dadka badankiisa ayaa hore u ogaa in Buurmadow la soo deynayo.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.