Awdal 24 DEc 2014–Salaadiin horleh oo ku biirey kacdoonka dib u hanashada gobolada Awdal oo dhamaantood hadley sheegayna in Samaroon mid yahay waxayna baaq u direen shacabweynaha Awdal in ay cashuur dambe siinin dhiigmiiratada SNM.
Salaadiintan ku soo biirtey ayaa ka tirsan dhamaan beelaha kala duwan ee Samaroon waxayna sheegeen inay ka mideysan yihiin. Suldaan Naaji Cismaan Dirir ayaa sheegay in beeshe dhexe ku ekaato dhulkeeda Samaroonkana dhulkiisa Alle u barakeeyo.
Suldaan Wabar oo isna hadalka qaatay ayaa sheegay in ciidankii Ingiriisku u tababarey argagixisada hadda Xirsi Tooriile iyo Cadami u isticmaalaan in lagu cabudhiyo xoriyada.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay