X

Suudaan oo Yuhuuda isku dhiibtey tuurteyna qodob muhiim ahaa

Suudaan ayaa sheegtay inay Yuhuuda isku dhiibtey sheegtayna inay daaqada ka saartey qodob lagu saxiixay dalka oo sheegaayay in Yuhuuda aan lala xiran karin ilaa ay celiso dhulka Carabta.


”Waxay dawladu daaqada ka saartey qodobkii la saxiixay 1958 ee dhigayay in aan wax xiriira iyo mid ganacsi lala yeelan Yuhuuda ayaa madaxa dalkaasi xaqiijay.

Suudaan ayaa ka mid ahayd wadamo uu xagjir Taram u sheegay maadaama ay xulufo yihiin maxaa diidey inaad xiriir la yeelatiin waayo isku ujeedo ayaan nahay, waxayna doorbideen inay munaafaqada dibedda u soo saaraan.


Waxa welli ka meermeeraya wahaabiyada weyn ee Sacuudiga oo iyagu xiriir fiican la leh Yuhuuda.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.