11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Suuqii weynaa ee Westgate ee Nayroobi ee argagixisada shabaab ku xasuuqdey shacabka oo Sabtida dib loo furayo+SAWIRO

Nayroobi–Suuqii weynaa ee Westgate ee magaalada Nayroobi ee argagixisada shabaab ku xasuuqdey shacabka ka adeeganayay ayaa berito dib loo furayaa iyadoo xaflada furitaanka ay ka soo qaybgeli doonaan masuuliyiin farabadan…Waxa la sheegayaa in ay iman doonaan askar Yuhuuda oo ka qayb qaadan doona ilaalinta madax imanaysa.

Suuqa ayaa dib u casriyeyn lagu sameeyay iyadoo loogu talogalay in la ilaawo goobi badan oo argagixisadu dad ku xasuuqdey.

12_0[1] 12_1[1] 12_9[1] 12_10[1] 12_11[1] 12_12[1]

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM