Xaalada dagaal ee ka taagan Gaalkacayo ayaa keentay in ay haawadaan suuqyo badan iyadoo wadooyin waaweyn ay xiran yihiin.
Dagaal weyn oo markale ka qarxa magaalada Gaalkacyo ayaa dib looga dareemayaa gudaha iyo Daafaha magaaladaas, waxaana goobahoodii lagu ceshay ciidamada labada dhinac, sida ay sheegayaan warar madax banana.
Xiisadaha ayaa sii siyaaday markii ay shalay ciidamo kala taabacsan labada dhinac is rasaaseyn ka bilaabeen gudaha Suuqa magaalada Gaalkacyo, halkaas oo ay ku shirsanayeen guddiga Wada xaajoodyada magaalada oo labada dhinac ah.
Saraakiil katirsan labada dhinac ayaa midba uu ku eedaynayaa kan kale in uu sabab u yahay dagaalada soo noq-noqday iyo hirgalin la’aanta xabad joojintii hory loo gaaray, waxaana cabsi laga qabi karaa dagaal dib uga qarxa.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
![1111-768x432[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/1111-768x4321-300x169.jpg)
![22222222-768x432[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/22222222-768x4321-300x169.jpg)
![1111-768x432[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/1111-768x4321.jpg)
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay