Ciidanka lidka diyaaradaha ee Suuriya ayaa dhulka soo dhigey gantaalo diyaaradaha Yuhuudu ka soo ganeen aaga Lubnaan oo ay ku soo wadeen gobolka Xaama. ”Waxaan dhulka soo dhigney gantaalo cadowga Yuhuudu soo ganeen ayaa lagu yiri qoraal ka soo baxay wasaarada difaaca.
Ruushka ayaa xoojiyay awooda lidka diyaaradaha e Suuriya taas oo ka dhigan inay hadda Suuriya ka soo weerari karaan oo kaliya dhinaca xadka Lubnaan.
Saaka subaxdii hore ayaa cadowgu soo qaaday weerarka waxase u diyaar ahaa ciidanka aan seexan ee lidka diyaaradaha oo markiiba dhulka soo dhigey gantaalahaas fuleynimo. Diyaaradaha Yuhuuda ayaan marnaba ku soo xadgudbin hawada Suuriya sidey awal yeeli jireen.
Yuhuuda iyo Sacuudiga oo dhinaca iyo Turkiga oo taageersan akhwaan Muslimiin ayaa burburiyay Suuriya inta aanu ka soo gaadhin Ruushku.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay