X

Suuriya oo qaramada midoobey u sheegtay in Maraykanku ka baxo dalkeeda

Siiriya ayaa qaramada midoobay u sheegtay in Maraykanka ka baxo dalkeeda isla markaana uu bixiyo magta dad shacaba oo uu diley 2018 xilligaas oo ay qirteen inay dileen dad shacaba. Maraykanka ayaa welli haysta dhul muhiima oo ka tirsan Siiriya siiba gobolka ay ku badan tahay saliida iyo gaasku.


”Waxa laga joogaa 4 sanno xilligi Maraykanku soo galay gobolka saliida iyo gaasku ku badan yihiin gacantana u geliyeen kooxha Kurdiyiinta ilaa haddana ya xoog ku joogaan ayuu yiri wakiilka Suuriya u fadhiya qaramada midoobay.



Maraykanka ayaa duqeyn ku dilya in ka badan 50 qof magaalada Baquus ayagoo adeegsaday bam tijaabo ah oo culayskiisu yahay 500 oo kiilo garam.

”Hadday bixi waayaan waanu ka saari ayuu yiri wakiilku. Suuriya ayaa hadda boqolkiiba 96 gacanta ku haysa dhulkeeda aan ka ahayn gobol Turkigu haysto iyo mid Maraykanku haysto.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.