Sweden ayaa ku dhawaaqdey talaabo ka dhana qoxootiga kadib markii wiil Somali ah oo la hayay uu diley gabadhii loo xilsaarey daryeelkiisa. Sweden ayaa rabta in ay masaafuriso wiilkaas marka uu ku cadaado dilka kaib markii la qabtey isagoo rabey in uu ka baxsado goobta. Wiilkan ayaa ahaa qoxooti la hayo maadaama da’diisa yartahay.
Tirada soo gashay Sweden sanadkan ayaa ku xigta ta soo gashay Jarmalka waxayna gaaraysaa 160,000 oo qof. Sidoo kale dalka ayaa soo rogey xanibaado si loo ogaado dadka soo galaya dalka taas oo yaraysay tirada dadka ee imanaysa.
Wasiir u hadlay waaxda socdaalka ayaa sheegay in dib loo celin doono 800,000 oo qof iyadoo la isticmaalayo diyaarado khaasa oo u daadgureeya dalalkooda.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay