X

Sweden oo ku dhow in ay xirto dhamaan xawaaladaha ka jira dalkeeda+MUUQAAL

Stokhom–Bangiga ay xawaaladleyaasha Somalidu dhigato lacagaha ee dalkaasi Sweden ayaa sheegay in uu xiri doono kaydadka ama akowndada ay leeyihiin xawaadleyaasha Somalida ah. Arin taasi looga hortagayo ayaa waxa kulan isagu yimi caasimada Sweden dhamaan xawaaladleyaaasha si ay dacwo ugu gudbiyaan barlamaanka dalkaasi.

Wadamada reer Yurub ayaa dareensan in lacagaha qaar toos loogu diro argagixisada shabaab ee Somaliya kuwaas oo u istcimaala hawlahooda milatari iyo isqarxinta ay ku dhameeyaan shacbiga muslimka ah.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.