X

Waraysi xiise leh oo laga qaaday abwaanka caanka Axmed Cabdi Gaashaan+MUUQAAL

Abwaanka caanka ee Axmed Cabdi Gaashaan ayaa hadda ku sugan dalkaasi Norway oo qarax argagixisada shabaab la eegatay xaruntii tiyaatarka si xun ugu dhaawacmay. Abwaanka ayaa dib loo waydiiyay taariikhdiisa oo kooban isaga oo ku sugan gurigiisa.

admin:

This website uses cookies.